ENGLISH: INTERMEDIATE LEVEL

Original price was: $105.Current price is: $85.

U-learns waxay kuu diyaarisay course aad u tayo sareeya oo luqada English-ka ah isla markaana ay dhigayaan macalimiin luuqada u dhalatay Native ah. coursekan waxay sagu jira casharo duuban iyo kuwa si fogaan arag ah aad macalinka u hortagaysid.

Qofka Qaata coursekan waxaa la barayaa 4ta skill ee luuqada oo kala ah Reading, writing, listening iyo speaking iyo sidoo grammar iyo vocabulary.

Qofku markuu dhameeyo waxaa laga qaadiya realy project exam ah oo qofku waxaa loo diraya assigmants 4ta skill ah haduu ku gudbana waxaa la siinaya Certificate of compilation

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “ENGLISH: INTERMEDIATE LEVEL”